Maxkamada caalamigaa ee danbiyada oo fadhigeedu yahay Holland ayaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jamhuuriyada dimoqraadiga Congo ku xukuntay 18 sano oo xarig ah. Jean-Pierre Benba ayaa lagu helay danbiyo binaadanimada ka dhan ah oo ay ku keceen askar isaga ka amarqaadanaysay oo ku sugnaa jamhuuriyada bartamaha Afirca