Madaxweynaha Jubaland oo loo sacabiyay kadib hadal federalism ku saabsan
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Madaxweynaha Jubaland oo aad loogu sacabiyay markii u sheegay dadka goobta shirka joogay inuusan aaminsanayn nidaamka federalismka ee Soomaaliya. Ahmed Mohamed Islan ayaa ka qaybgalaya shirka Soomaalida ee London.
Share