Cabdi Good wuxuu sii daayaa barnaamujka Isir Raaca Afsoomaligaoo ka baxa Kalsan TV
SBS Somali Source: SBS Somali
Cabdi Good wuxuu sii daayaa barnaamujka Isir Raaca Afsoomaliga oo ka baxa Kalsan TV Wuxuu booqasho ku joogaa Australia, wuxuuna u waramay laanta Afsomaliga SBS. Wuxuu ka jawaabay kilibyo lasoo dhigay warbaahinta bulshada.
Share