Gabar Kenya ku dhalatay oo loo dhaariyay baarlamaanka Australia.
AAP Source: AAP
Gabar Kenya ku dhalatay ayaa oo si lama filaan ah u gashay loo dhaariyay baarlamaanka Australlia. Waxay noqonaysaa qofkii u horeeyay oo African madow ah oo jagadan qabta.
Share