Khilaafka arrimaha doorashada Somaliland
Khilaafka arrimaha doorashada Somaliland

Credit: Twitter
Wali waxaa socda khilaafka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka ee ku aaddan mudaharaadyo la sheegay inay mucaaradku qabanqaabinayaan.
Share