Source: SBS SomaliAsad Cabdullahi Cumar wuxuu qoray buug ka hadlaya 'burburka qoysaska Soomaaliyeed iyo badbaadadiisa' oo uu ku sharaxayo dhibaatooyinka qurbaha ka haysta qoysaska Soomaalida.
Asad Cabdullahi Cumar wuxuu qoray buug ka hadlaya 'burburka qoysaska Soomaaliyeed iyo badbaadadiisa' oo uu ku sharaxayo dhibaatooyinka qurbaha ka haysta qoysaska Soomaalida.