Koox Soomaali ah oo ka qaybgalaysa tartan ka socda Brisbane
Koox Soomaali ah oo ka qaybgalaysa tartan ka socda Brisbane

Somali Team in Brisbane Credit: Provided
Tartan kubada cagta oo ka socda magaalada Brisbane ee gobolka Queensland ayaa waxaa ka qayb galaya koox Soomaaliya matalaysa. Tababaraha kooxda ayaa nooga waramay.
Share


