Ku socdaalka Miyiga Australia

Mountains Source: Getty image/Davidf
Ku socdaalida dhulka waa dhaqan ka jira wadanka Australia, iyadoo Australia ay leedahay goobo caana oo lugayn loogu safro. Balse waxaa jira talooyin la siinayo dadka danaynaya in ay socod ku tagaan goobahaas. barnaamijkan la soco si aad talooyinkaa u hesho.
Share