Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Kulan is-xogwaraysi ah oo lagu qabtay Galbeedka Melbourne

somali_fb.jpg

Waxaa xaafadaha Galbeedka Melbourne dhawaan lagu qabtay kulan ay ka soo qayb galeen dhalinyaro aqoon yahano ah iyo waalidiin. Kulanka ayaa looga danlahaa si dhalinyaradu isu dhaafsadaan xirfadohooda, waxbarashada iyo sidii dhalinta yaryar ay u ogaan lahaayeen fursadaha shaqo, waxbarasho iyo xirfado ee dalka jira. Waxay sidoo kale ahayd fursad ay isku bartaan una kala faa’iidaystaan.


Kulan is-xogwaraysi ah oo lagu qabtay Galbeedka Melbourne


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now