Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Kulan lagu xusay 21 October oo lagu qabtay Melbourne

milatary.jpg

Dawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Caadiyan lama xuso markii ay xukunka qabsatay 21 Oct 1969 kii. Balse magaalada Melbourne waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay kulan looga dooday xukunkii dawladii milatariga ahayd; waxay qabatay, wixii ka qaldamay, waxa lagu xasuusto iyo in laga raysatay ama loo darsaday. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay labo aqoon yahay oo kala ah Ahmed Mohamed Nur iyo Dr Mohamed Abbas.


Kulan lagu xusay 21 October oo lagu qabtay Melbourne


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now