Fartuun Faarax - Madaxa East African Women's Foundation ee Victoria Credit: Talent providedKulan ay isku arkaan hooyooyinka iyo gabdhohooda ayaa lagu qabtay Melbourne. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay East African Women's Foundation. Fartun Farah oo madax u ah ururkan ayaa nooga warantay.
Kulan ay isku arkaan hooyooyinka iyo gabdhohooda ayaa lagu qabtay Melbourne. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay East African Women's Foundation. Fartun Farah oo madax u ah ururkan ayaa nooga warantay.
Kulan loo bixiyay Gabadhayda iyo Aniga oo lagu qabtay Melbourne