Barashada luqadaha kale oo Australia hoos u dhacday
SBS BRAND 2011 Source: Wikimedia Stellapark025 CC BY-SA 4.0]
Australia waxay ka mid tahay dalalka luqadaha ugu badan ee kala duwan looga hadlo aduunka. Laakiin ardayda barata luqad aan ahayn English ayaa hoos u dhacay.
Share