Al_shabaab ayaa sheegatay weeraro isdabajoog ah gawaari la qarxiyay iyo dad ismiidaamiyay oo ka dhacay caasimada muqdisho iyo Baydhabo. Warbixintan ayuu wariyahayaga magaalada Muqdisho ku eegayaa weeraradaas iyo jawaabtii ay ka bixiyeen madaxda xaga siyaasada iyo kuwa amaanku. Iyo muran ka dhashay qorshe amaanka magaalada caasimaada lagu wareejinayo maamulka gobolka Banaadir.
Share





