wararkii u danbeeyay ee gaari xamuul ah oo lagu qarxiyay dibada Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Dhimashada ayaa korortay iyadoo gaartay 26 qof halka ay tiro badan ay ku dhaawacantay.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


