Madaxweynihii hore ee Ivory Coast Laurent Gbagbo ayaa la horgeeyay maxkamada danbiyada caalamigaa isagoo lagusoo oogay danbiyo dagaal. Waa madaxweynihii hore ee u horeeyay ee lagu maxkamadeeyo maxkamada danbiyada caalamigaa.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

