Legal Aid waxay caawisaa kuwa aan iska bixin karin qareen
Getty Images Source: Getty Images
Dhamaan Australianku way u sima yihiin sharciga laakiin qofkasta ma awoodo inay iska bixiyo qareen u dooda si uu cadaalad u helo Halkaas ayay Legal Aid ka caawisaa kuwa aan awoodin inay qareen iska bixiyaan.
Share