Khilaafkii siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa illaa hadda la xallin la'yahay. Garabka xukuumadda iyo siyaasiyiinta kale ee kasoo hor jeeda ayaan weli kulmin iyadoo ay u kala socdaan shirar kala gooni ahi. Qaar ka mid ah shacabka Muqdisha ayaa iyaguna ra'yigooda ka dhiibanayaa arrintaas.