SKIP TO MAIN CONTENT

M C Dalxa oo ka waramaya xaalada ciidanka Soomaaliyeed ee Eritrea la geeyey.

Mohamed Omar Dalha Former Somali MP and Minister
Source: Madar

Ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka Eritrea loo geeyey siyaaba kala duwan ayaa wararkooda loo soo bandhigay intii ka horaysay doorashadii Qaranka. Hada waxaa Eritrea booqday madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud. Mudane Maxamed Cumar Dalxa - oo wasiir & xildhibaanba horay usoo noqday ayaan ka waraysanay xaaldaha ciidamadaas.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka Eritrea loo geeyey siyaaba kala duwan ayaa wararkooda loo soo bandhigay intii ka horaysay doorashadii Qaranka. Hada waxaa Eritrea booqday madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud. Mudane Maxamed Cumar Dalxa - oo wasiir & xildhibaanba horay usoo noqday ayaan ka waraysanay xaaldaha ciidamadaas.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now