Source: SSI Victoria / Harold PaulrajWaxaa dalkan Australia aad loo raadinayaa qoysas ama shaqsiyaad korin kara caruur ay isku dhaqan yihiin oo waalidkii dhalay sababo jiro awgeed ay xanaanayn waayeen. Haddaba ma noqon lahayd waalid koriya caruur aysan dhalin (foster parents)?
Waxaa dalkan Australia aad loo raadinayaa qoysas ama shaqsiyaad korin kara caruur ay isku dhaqan yihiin oo waalidkii dhalay sababo jiro awgeed ay xanaanayn waayeen. Haddaba ma noqon lahayd waalid koriya caruur aysan dhalin (foster parents)?