Source: FacebookIyadoo wali ay socoto tirinta doorashada madaxweyne ee dalka Maraykanka ayaa la iswaydiinayaa maamul Biden wuxuu uga duwanaan doono maamulka Trump? Waxaa nala falanqaynaya aqoon yahay Faysal Rooble oo deggan magaalada Los angeles ee dalka Maraykanka.
Iyadoo wali ay socoto tirinta doorashada madaxweyne ee dalka Maraykanka ayaa la iswaydiinayaa maamul Biden wuxuu uga duwanaan doono maamulka Trump? Waxaa nala falanqaynaya aqoon yahay Faysal Rooble oo deggan magaalada Los angeles ee dalka Maraykanka.