Maanta waxay ku aaddan tahay 43 guuradii Soomaaliya ku qabsatay Jigjiga.

Source: Qoraxay
Dagaalkii dhex maray Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa labada dalba qasaare balaaran ka soo gaaray waxaana jabkii Soomaaliya ka soo gaaray la sheegaa inuu ahaa bilowga burburkii dawlada. Axmed Sheekh Muxidiin wuxuu ka mid ahaa ciidankii qabsaday Jigjiga 1977.
Share