Madaxda aduunka oo u hambalyaysay RW cusub ee UK
Madaxda aduunka oo u hambalyaysay RW cusub ee UK

Rishi Sunak, UK’s first prime minister of Asian descent.
Madaxda aduunka ayaa u hambalyaysay RW cusub ee dalka UK. Mr Sunak ayaa ah RW sadexaad ee dalkaas yeesho mudo sadex bilood ah.
Share