Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida C/laahi Xasan Lugbuur ayaa Kulan ka dhacay magaalada Melbourne, Australia, ku canbaareeyey Alshabaab weeraradii ay la beegsadeen ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Gobalka Afdheer, dagaanka Huluul, iyo Yeed iyo Aato ee gobalkla Bakool (somaliya), isagoo u tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weeraradaas, uguna yeedhay shacabka in ay taageeraan ciidamada.