Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Mahad Ibrahim" Waalidku qorshe La'aan ayay caruurta ku celiyaan"

Lung Health For Kids app

Lung Health For Kids uses technology to teach about asthma. Source: iStockphoto

Waalidiin badan ayaa caruurta ka kexeeya dalalka qurbaha iyagoo sheegay inay dhaqanka iyo diinta soo barayaan laakiin inta badan dib ayaa caruurtaas loogu soo celiyaaa dalalkii ay ku dhasheen. Haddaba maxaa sababa in haddba qoysasku meel u guraan? Waxaa nooga waramay Aabbe laftiisu caruurta dejiyay Kenya kadibna Australia ku soo celiyay.

Published

Updated

Source: SBS

Share this with family and friends

Waalidiin badan ayaa caruurta ka kexeeya dalalka qurbaha iyagoo sheegay inay dhaqanka iyo diinta soo barayaan laakiin inta badan dib ayaa caruurtaas loogu soo celiyaaa dalalkii ay ku dhasheen. Haddaba maxaa sababa in haddba qoysasku meel u guraan? Waxaa nooga waramay Aabbe laftiisu caruurta dejiyay Kenya kadibna Australia ku soo celiyay.

QAYBTII LABAAD EE WARAYSIGA KA HALKAN KA DHAGAYSO

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now