SKIP TO MAIN CONTENT

Mariam Issa waa gabar u ololaysa sidii loo joojin lahaa gudniinka ficoonigaa.

SBS Somali
SBS Somali Source: SBS Somali

Mariam Issa waa gabar u ololaysa sidii loo joojin lahaa gudniinka ficoonigaa. Waxay sheegtay in horumar laga sameeyay laakiin ay jiraan dad ka cagajiidaya inay ka hadlaan gudniinka ficoonigaa. Waxay aaminsan tahay in dad badan ku baraarugsan yihiin dhibaatada gudniinika ficooniga u gaysto gabdhaha yaryar.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Mariam Issa waa gabar u ololaysa sidii loo joojin lahaa gudniinka ficoonigaa. Waxay sheegtay in horumar laga sameeyay laakiin ay jiraan dad ka cagajiidaya inay ka hadlaan gudniinka ficoonigaa. Waxay aaminsan tahay in dad badan ku baraarugsan yihiin dhibaatada gudniinika ficooniga u gaysto gabdhaha yaryar.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now