Mariam Issa "Waxaa noo baxa tufaax, saytuun iyo qudaar kale"

Mariam Issa. Source: Tatiana Scott
Siyaalo kala duwan ayay dadku u maareeyaan waqtiga badan ee guryaha lagu jiro. Mariam Issa waxay leedahay beer guriga ku taal ay ka baxaan qudaaro iyo dhir badan, halkaas ayayna waqti badan galisaa oo ku nasataa.
Share