'Maskixiyan waqti badan ayay qaadanaysaa inay ka soo kabsadaan'

Source: Supplied
Bandowgii degdeg ahaa ee lagu soo rogay saraha dhaadheer ee Flemington and Flemington ayay wali dadku ka soo kabsanayaan. Waxaana socda dadaalo lagu caawinayo dadkaasi.
Share