Source: SBS SomaliWaxaa laga joogaa dhowr iyo toban casho markii xilka laga qaaday RW hore Hassan Cali Khayre. Maxaa wali loo magacaabi la'yahay RW cusub? su'aashaas iyo kuwo kale ayaan hor dhignay Ciise Dholawaa iyo Mohamed Ibrahim.
Waxaa laga joogaa dhowr iyo toban casho markii xilka laga qaaday RW hore Hassan Cali Khayre. Maxaa wali loo magacaabi la'yahay RW cusub? su'aashaas iyo kuwo kale ayaan hor dhignay Ciise Dholawaa iyo Mohamed Ibrahim.