Maxaa ka dhalan kara Soomaalida lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan?
Maxaa ka dhalan kara Soomaalida lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan?

47 qof oo dacwooyin lagu soo oogay. Credit: Youtube
Xubno ka tirsan Soomaalida degan dalka Maraykanka ayaa lagu soo eedeeyay inay lunsadeen lacag gaaraysa 250 milyan oo doolar. 47 qof oo Soomaali u badan ayaa dacwado arintan la xariira lagu soo oogay. Mohamed Wardheere oo ah suxufi fadhigiisu yahay Magaalada Minneapolis ayaa nooga waramay.
Share