Maxaa keenay dooda korontada ee ka socota Australia?

Some parts of Queensland have been warned they could be hit by blackouts on Tuesday evening. Source: AAP / Darren England
Waxaa Australia gaar ahaan gobolada bari ee dalka laga cabsi qabaa in korontadu go'do. Dood balaaran ayay arintaasi dhalisay.
Share