Soomaaliya wali waxaa muran ka taagan yahay nooca doorasho ee ka dhici karta sanadkan 2020. Gudiga doorashada qaran ayaa la filayaa inay soo bandhigaan nidaamka doorasho.