Maxamed Amiin Masaay, oon ka waraysaney doorashada Kenya.

Doorashooyinka Kenya ayaa bilaabatay Talaadadii 09 August 2022. Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Maxamed Amiin Masaay, oo ah siyaasi Kenyana, ahaana musharaxa degmada Ijara 2013. Doorashada oon wali lagu kala bixin sida madaxweynaha , wixii soo kordha kala soco idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga.
Share