Maxamed Cabaas oo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ka faaloonaya

Source: SBS
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Axada 15/05/2022 dhacaysa, ayaan ka waraysanay Dr Maxamed Cabaas, oo ah falanqeeye siyaasadeed. halkan xogo badan oo doorashada khuseeya ka ogoow.
Share