Maxay haweenka Iiraan timaha u jarayaan?
Maxay haweenka Iiraan timaha u jarayaan?

Iranian demonstrators clash with police durning protest for Mahsa Amini, a woman who died after being arrested by the Islamic republic's "morality police", in Tehran. Source: ABACA / SalamPix/ABACA/PA/AAP Image
Dalka Iran waxaa todobaadyadii u danbeeyay ka socday dibadbaxyo looga soo horjeedo dawlada kadib markii gabar 22 jir ay ku dhimatay gacanta ciidanka anshaxa.
Share