Waxaa dhawaan daraasad lagu eegay sababta ay dhalinyaro badan oo jaamacado ka baxay ay shaqo u waayaan. Waxaa daraasadan soo aqriyay oo falanqaynaya Prof Abdiwahid Sheekh Hassan.
Maxay shaqo u waayaan dhalinyaro badan oo jaamacad ka baxay?
Share

Maxay shaqo u waayaan dhalinyaro badan oo jaamacad ka baxay?