Maxay Soomaali badan uga soo guuraan New Zealand?
Maxay Soomaali badan uga soo guuraan New Zealand?

Credit: Provided
Soomaali badan ayaa marka ay qaataan dhalashada New Zealand waxay u soo guuraan Australia. Haddaba maxay tahay sababtu? Mohamed Khalif oo ka tirsan Jaaliyada Hamilton ayaa nooga waramay.
Share