inkabadan 100kun oo qof ayaa kaga dhimatay dagaaladii Australia ilaa sanadii 1861
AAP Source: AAP
Kumanaan qof oo kukala nool Australia & Newzealand ayaa kaqeybgashay xuska maalinta ANZAC DAY waana maalin laga xuso labadan wadan kuna beegan 25ka April Sanadwalba
Share