Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi la sinmay iyado uu midkoodba 8 gool ka dhaliyey tartankan. Goolka guushana waxaa France u dhaliyey Ousmane Dembele. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo dhan.
Mbappé oo Faransiiska gaarsiiyay afarta kooxood ee ugu sarreeya
Share





