Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Sida warbaahintu uga hadashay rabshadii Melbourne oo la canbaareeyay

AAP

AAP Source: AAP

Jaaliyada koofurta Sudan ee Victoria ayaa canbaareeyay sida ay warbaahintu uga hadashay rabshado ka dhacay Melbourne. Rabshadan ayaa waxaa ku lug lahaa in ka badan 100 dhalinyaro ah Warbaahinta ayaa lagu sheegay in dadka ku lug lahaa ay kasoo jeedeen koofurta Sudan iyo jasiiraha baasifiga.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Jaaliyada koofurta Sudan ee Victoria ayaa canbaareeyay sida ay warbaahintu uga hadashay rabshado ka dhacay Melbourne. Rabshadan ayaa waxaa ku lug lahaa in ka badan 100 dhalinyaro ah Warbaahinta ayaa lagu sheegay in dadka ku lug lahaa ay kasoo jeedeen koofurta Sudan iyo jasiiraha baasifiga.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now