Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Melbourne ma waxay ku socotaa wadadii Toronto?

Police at the scene following the shooting.

Police at the scene following the shooting. Credit: Jeremy Cohn/Global News

Iyadoo uu sii kordhayo walaaca ay ka qabto Jaaliyada Melbourne rabshado ay ku dhinteen labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa waxaa la is waydiinayaa in Melbourne ay ku socoto wadadii ay soo mareen Jaaliyaddaha dalal kale oo ay ka mid tahay Toronto, Canada. Waxaan ka waraysanay Sheekh Abukar Sheekh Xuseen oo maamule ka ah Masjidka Khalid Bin Waliid ee malaada Toronto ee dalka Canada.


Melbourne ma waxay ku socotaa wadadii Toronto?


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now