Source: SuppliedXeedhadu waa dhaqan aad looga isticmaalo Soomaaliya gaar ahaa gobolada Woqooyi. Arooska ayaa loo xidhaa xeedho iyadoo sharuudo badan iyo cilmi u baahan xidhida iyo furidaba. Magaalada Perth ayaa aroos dhawaan ka dhacay dhaqankaas dib loogu soo celiyay. Hooyada aroosadda ayaa nooga warantay muhiimada dhaqankan.
Xeedhadu waa dhaqan aad looga isticmaalo Soomaaliya gaar ahaa gobolada Woqooyi. Arooska ayaa loo xidhaa xeedho iyadoo sharuudo badan iyo cilmi u baahan xidhida iyo furidaba. Magaalada Perth ayaa aroos dhawaan ka dhacay dhaqankaas dib loogu soo celiyay. Hooyada aroosadda ayaa nooga warantay muhiimada dhaqankan.