Kooxaha u dooda dhalinyarada soogalootiga ayaa ugu baaqay dawlada federalka inay taageero dheeraad ah siiso. Taageeradaas ayaa ka caawindoonta dhalinyarada soogalootigaa inay bulshada dhexgalaan.
Share

Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends