Soogalootiga iyo qaxootiga ayaa inta badan dhib kala kulma siday shaqo uga heli lahaayeen Australia.
AAP dan Peled Source: AAP dan Peled
Soogalootiga iyo qaxootiga ayaa inta badan dhib kala kulma siday shaqo uga heli lahaayeen Australia. Luqad la'aan, qibrad Australia gudeheeda iyo qalad laga fahansan yahay dhaqanka ayaa noqon kara caqabo dheeraad ah.
Share