Aragtiyo kala duwan oo laga bixiyay miisaaniyada Morrison
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Miisaaniyadii labaad ee Scott Morrison ayaa siyaalo kala duwan loo arkay. Ururka dhaqaatiirta ayaa soo dhaweeyay isbadalo balaaran o lagu sameeyay caafimaadka.
Share