SBS BRAND 2011 Source: AAPMohamed Cali oo hore u haystay horyaalka feerka cusul ayaa lagu xasuustay inuu ahaa cayaartow wayn. Mohamed Cali ayaa ku dhintay cisbitaal ku yaal Maraykanka isagoo 74 jir ah.
Mohamed Cali oo hore u haystay horyaalka feerka cusul ayaa lagu xasuustay inuu ahaa cayaartow wayn. Mohamed Cali ayaa ku dhintay cisbitaal ku yaal Maraykanka isagoo 74 jir ah.