Source: News Ltd/Renae Droop/ABC News: Kate McKennaBooliska Queensland ayaa dhawaan toogasho ku dilay Raghe Abdi oo ahaa wiil Somali-Australian ah. Waxaan ka waraysanay Aabe Mohamed Caabi oo eedo u soo jeediyay hay'adaha amaanka gobolka iyo kuwa Australia.
Booliska Queensland ayaa dhawaan toogasho ku dilay Raghe Abdi oo ahaa wiil Somali-Australian ah. Waxaan ka waraysanay Aabe Mohamed Caabi oo eedo u soo jeediyay hay'adaha amaanka gobolka iyo kuwa Australia.