Mohamed Hussein wuxuu deggan yahay xaafada Broadmeadow oo ka mid ah xaafadaha laga helay kaysas badan oo coronavirus ah

Source: Facebook
Broadmeadow waxay ka mid tahay 10 xaafadood oo la sheegay in laga helay kaysas badan oo COVID-19 ah, dad badana laga baarayo xanuunka. Waxaa xaafada wax ka deggan Soomaali, Mohamed Hussein ayaa mid ah dadka deggan.
Share