Mohamed Ismaaciil oo ka waramay saraakiisha ONLF ee dhawaan lagu xiray Dawlad Deegaan Ethiopia.

Source: Wikipedia
Mohamed ismaaciil wuxuu xubin sare ka soo ahaa ururka ONLF. Wuxuu nooga waramay aragtidiisa ku aaddan saraakiil ururka ka tirsan oo dhawaan lagu xiray Gobolka Soomaalida Ethiopia.
Share