Mohamed Ismail: Muranka buurta Kaaraa mardha
Mohamed Ismail: Muranka buurta Kaaraa mardha

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed gives an address at the opening of the 36th Ordinary Session of the Assembly of the African Union (AU) at the African Union Headquarters in Addis Ababa on February 18, 2023.
Muran ayaa ka dhashay hadal dhawaan ka soo yeeray RW Ethiopia Abiy Ahmed oo ahaa in taalo lagu xusayo dagaalkaa 77 laga dhisayo buurta Kaaraamardha.
Share