Mud Dalxe oo ka faaloonaya Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Source: Madar
Doorashada Madaxweynaha Soomaliya ayaa dhacaysa 15/05/2022. Mudane Maxamed Cumar Dalxa oo Xildhibaan hore ahaa, wasiirna soo noqdey, ayaan ka waraysanay Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya.
Share